Hargeysa oo Qalab Looga Hortago Caabuqa CoronaVurus Laga Dajiyay

Dowladda isku tagga Imaaraadka carabta ayaa maamulka Soomaaliland ugu deeqday agab caafimaad oo kala duwan.

Magaalada hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa laga dajiyay qalabkaan oo nuucyo kala duwan ka kooban,  agab kaan caafimaad ayaa waxaa  loogu tala galay ka hortagga cudurka Coronavirus, waana deeqdii u horeysay caafimaad oo Somaliland uga dibadda dal dibadiisa ah, tan iyo markii todobaadkii hore ay dowladda Soomaaliya ka dejisay Hargeysa qeyb ka mid ah qalab caafimaad oo dalalka deriska ugu deeqay Ganacsadaha caanka ah ee u dhashay dalka Shiinaha Jack Ma.

Maamulka Somaliland ayaa dhawaanahaan waxaa ay wadeen tallaabooyin ay kaga hortagayan caabuqa CoronaVirus, waxaana tira dhowr jeer ay qaaden tallaabooyin kala duwan oo ay ku yareeynayaan Caabuqa CoronaVirus

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.