Gudoomiyihii Baarlamaanka Puntland Dhoobo Daareed oo Xilka Laga Qaaday

Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Baarlamaanka Maamulka Puntland C/xakiin (Dhoobo Daareed).

Kulan ay ku yeesheen Xaruntooda Magaaladda Garoowe ayay ku shaaciyeen in ay xilkii ka qaadeen Gudoomiyaha oo eedeemo badan loo jeediyay.

49 mudane ayaa u codeeyay in xilka laga qaado, waxaa ka aamusay 4 mudane,sida uu sheegay gudoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Puntalnd Abuukaate Cabdicasiis.

Gudoomiye Doobo daareed ayaa lagu eedeeyay falal jebinaya Dastuurka iyo Xeer-hoosaadka Baarlamanka, Maleeshiyaad hubeysan uu u gacan galiyay Xarunta Baarlamaanka Maamulka Puntland ee magaladda Garoowe

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.