spot_img

Guddigii uu Magacaabay Madaxweyne farmaajo Oo sharci darro Lagu Tilmaamay

Iyadoo wali ayaa taagan tahay xiisada ka dhalatay kiiska ikraan tahaliil faarax  ayaa waxa sii kordhaya siyaasiyiinta si aad ah ugu dhaliilsan in gabdhaaasi aan wali cadaalad loo helin

Waxaana inta badan madaxweynaha dalka lagu eedeeynayaa in doonayo in si hoos uu ku xalyo kiiska ikraan

Taliye ku xiugeenkii hore  ee ciidanka Ismaciil daahir cusman oo la hadlay idaacada simba ayaa waxa uu ka hadlay khilaafka xoogan ee ka dhaxtaagan raiisil wsaare roobole iyo madaxweyne farmaajo iyo  jahwareerka ka dhahsya kiiska ikraan tahaliil

Waxaana uu sheegay in madaxweynaha dalka uu ku dhaqmayo wax sharci daro ah oo uu ku duugayo kiiskaan

Taliyaha  ayaa carabka ku dhuftay in kiiska uu xiligaan yahay mid yaal maxkamada ayna shircidaro tahay in guddi loo magacaabo

Taliye ismaaciil ayaa ugu dambeyn xusay in loo baahanyahay in ikraan ay cadaalad hesho madaxweyne farmaajana uu joojiyo si fooyinka sharcida rada ah ee uu ku dhaqmayo

Related Post

Wararka