spot_img

Gabdho Soomaaliyeed Oo Lagu Dilay Dalka Austria

Meydka laba gabdhood oo soomaali ah ayaa waxa laga helay Magaalada Vienna ee Dalka Austria

Waxaana la sheegay in labadaan gabdhood uu dilay wiil soomaali ah oo mid kamid ah gabdhuhu udhaxday

Gabdhaha la dilay ayaa waxa lagu kala magacaabaa Shukri Axmed Abtidoon, Iyo Saaxiibteed Marxuumad Faaduma Maxamed Xirsi iyadoona la tilmaamay in gabdhahaan ay Da,adoodu aheyd 35 jir iyo 37 jir

Ciidamada Booliska magaalada vienna ayaa tagay xaafada ay dhacdadu ka dhacaday
Waxaana halkaasi ay kasoo qaadeen meyd labada gabdhood iyadoona gacanta ku dhigay wiilka soomaaliga ah oo lagu magacaabo maxamed  kaas oo la tuhun sanyahay in gabdhahaan uu dilkooda geystay

Wiilka soomaaliga ah ayaana la sheegay in dilka laba gabdhood uu u adeegsaday midi ama tooreey

Warar ayaana intaasi ku daraya in ciidamada Booliska Dalka Austria markii ay baareen Maxamed lagu ogaaday in uu Cabsanaa islamarkaasna jirkiisa ay daroogo ka buuxday

Related Post

Wararka