Faah-faahin:-Xasan Xaayow oo Lagu Dilay Magaaladda Muqdisho

Kooxo hubeysnaa ayaa xalay magaaladda Mqdisho ku dilay Nin Dhaqtar ahaa oo si weyn looga yaqaanay Magaaladda muqdisho.

Falka dilka ah ayaa ka dhacay Xalay Gudaha Xaafadda Suuq Bacaad Degmadda Yaaqshid ee Gobolka Banaadir.

Sida ay inoo xaqiijiyeen ragga dilka geystay ayaa xirnaa dharka ciidamadda Dowladda Soomaaliya,waxayna dhowr xabadood ku dhufteen dhaqtar-ka,waxayna ka baxsadeen goobta uu dilka ka dhacay.

Dhaqtarka la dilay ayaa lagu magacaabi jirey Xasan Xaayow,waxaana la sheegay in si weyn looga yaqaanay Gudaha magaaladda muqdisho.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.