Faah-faahin:-Shaqaale Ka Tirsanaa Xarunta Degmadda Hodan oo La Dilay

Kooxo Hubeysnaa ayaa Xalay Degmadda Hodan ee Gobolka banaadir waxa ay ku dileen mid kamid ahaa Shaqaalaha Xarunta Degmadaas.

Dilkaan ayaa ka dhacay meel ku dhow xarunta Degmadda Hodan,waxaana ninka la dilay uu isku ahaa Waardiyaha Xarunta, iyo Shaqaale dhanka Nadaafadda ah.

Qof kamid ah dadka deegaanka ayaa inoo sheegay in rag bastooladdo ku hubeysnaa ayaa fuliyeen dilkiisa,islamarkaana ay goobta ka baxsadeen.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.