spot_img

Faah-Faahin:-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

Faah-Faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax saakay ka dhacay magaaladda Muqdisho.

Jugta qaraxa oo laga maqlay meelo kala duwan ayaa ka dhacday Tarbuunka Degmadda Hodan ee Gobolka Banaadir.

Sida wararka ay sheegayaan qaraxa oo gaari saarnaa ayaa lala eegtay Kolonyo Amisom ah oo goobta maraysay.

Lama oga illaa hadda qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxa hase yeeshee waxaa uu geystey burbur xoog leh oo soo gaaray dhismayaal ka dhowaa halka uu qaraxan ka dhacay

Related Post

Wararka