Faah-faahin:-12-ruux oo Ku Dhimatay Dagaal Ka Dhacay Degmadda Walanweyn

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal u dhaxeeyay Laba Maleeshiyo Beeleed oo saakay ka dhacay Degmadda Walanweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Dagaalka oo soo dhamaaday 12-kii Duhurnimo ee maanta ayaa geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac soo kala gaaray maleeshiyaadkii deegaanka ku dagaalamay.

Inta la xaqiijiyay 12-ruux ayaa ku dhimatay oo u badan dhinacyadda dagaalamay ee Maleeshiyaadka ah.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.