Ergayga Gaarka Ah Ee Qaramada Midoobe Ee Soomaaliya Ayaa Maanta Waxa la sheegay in Uu Ku Wajhanyahay Magaalada Kismaayo Ee Xarunta Ku Meel Gaarka ah Ee Maamulka Jubbalnd
ergayga Qaramada Midoobe ee Soomaaliya ayaa waxa la sheegay in u jeedka uu maanta halkaasi u tagayo ay tahay ka shaqeynta xalinta khilaafaadka doorashooyinka soomaaliya.
James swan Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobe U Fadhiya soomaaliya ayaa muddoyinkii dambe si aad ah ula socday xaalada soomaaliya waxaana la sheegay in haatan uu wado dadaalo laiskugu soo dhaweynayo madaxda dowladda iyo kuwa dowlad goboleedyada
ergayga ayaa waxa lagu in wada in marka uu halkaasi gaaro uu kulan gaar ah la qaato madaxweynaha maamulka jubbaland axmed maxamed islaam madoobe iyadoona la filayo in ay ka wada hadlaan arimo dhowr oo ku saanbsan xaalada siyaasadeed ee dalka gaar ahaana mida doorashda
sidooakle kulanka wakiil qadamada midoobe ee somaaliya james swan ayaa waxa la qiyaasayaa in uu axmed mado0obe uu ka hadlidoono sidii uu uga qeyb gali lahaa shirka uu ku baaqay madaxweynha jamhuuriyada faderaalka soomaaliya kaasi oo ka dhacaya magaalada muqdisho.