Duqa Muqdisho oo Gudiga u Magacaabay Dib U furista Wadooyinka Xiran ee Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed Omar Filish ayaa magacaabay Guddi ka soo tala bixiya sidii dib loogu furi  lahaa wadooyinka xiran ee magaalada Muqdisho taas oo ay baahi weyn u qabaan shacabka caasimadda.

Guddigaan la magacaabay waxaa guddoomiye u ah Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda Gobolka Banaadir Mohamed Tuulah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.