spot_img

Dowladda Soomaaliya Oo Soo Rogtay Bandow Xiliga Habeenkii Ah

iyadoo dalka uu si aad ah uga soo laba kacleeyay wajiga sadaxaad ee  caabuqa covid-19  ayaa waxa ay dowladdu soo rgtay tilaabooyin lagu xakameynayo cudurkaan

Habraaca Xakameynta Covid-19 ee Dowladda Federaalka Somaaliya kaasoo faraya mujtamaca Soomaaliyeed, dadka safraya, iyo kuwa u soo safraya Soomaaliya dhaqangelinta nidaamka caalimaga ah ee ka hortaga iyo xakameynta caabuqa COVID-19 iyo Talooyinka Wasaardda Caafimaadka si loo badbaadiyo bulshada Soomaaliyeed

 

Related Post

Wararka