Dowladda Soomaaliya oo Sheegtay in La Qabtay Ibraahim Maxamed Rooble

Ciidanka Kumaandooska Danab guutada 1-aad ayaa qaaday weerar lagu soo qabtay Sarkaal ka tirsan Al-shabaab isagoo ku dhuumaaleysanayay aagga degmada Wallanweyn ee gobolka Shabeellada hoose.

Sarkaalka la qabtay oo lagu magacaabo Ibraahim Maxamed Rooble ayaa qeyb ka ahaa Saraakiisha sarsare ee Al-shabaab waxaana dowladda Soomaaliyeed guul u ah inay dhagartiisa ka badbaadiso shacabkeeda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.