Dowladda Somalia oo Hakisay Codsiyada Dalbashada Baasaboorka Soomaaliga

War kasoo baxay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa lagu sheegay in la hakiyey codsiyada bixinta Baasaboorka muddo toddaabad ah.

“Arimo farsamo awgood, waxaa muwaadiniinta Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan lagu wargelinayaa in mudo todobaad ah kana bilaabata September 14, 2019 ilaa September 21, 2019 la hakiyey qabashada codsiyada baasaboorka”, ayaa lagu yiri qoraalka.

Ma jirto faah-faahin kale ay Hay’adda bixisay marka laga reebo in ay sheegtay in Arrimo Farsamo ay jirto.

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.