Dowladda Oo ku Guuldareysatay In Heshiis Loo Dhan-yahay Ay lagasho Ahalusunna iyo Xaaf+Dhageyso

Dowladda Soomaaliya ayaa lagu eedeeyey Jaahwareer ka taagan Magaalada Dhuusa-mareeb kaasi oo ku saleysan Arimaha Doorashooyinka iyo Geedi Socodka Dhismaha Maamulka Galmudug.

Dowladda ayaa la sheegay inay markale baalmartay Heshiisyadii ay lagashay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Hogaamiyaha Ahalusunna Macalin Maxamuud, kuwaasi oo fulintooda ay Dowladdu u aragtay inay hor istaagayaan danaheed gaarka ah ee Doorashooyinka Galmudug.

Pro-Xasan Sheikh Cali Nuur ayaa sheegay inay Dowladda Federaalka guuldaro weyn kala kulantay arimaha Galmudug iyo inay heshiis mid ah la gasho Xaaf iyo Maamulka Ahalusunna ee Dhuusa-mareeb.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.