Dowladda Australia oo Liiska Argagixisada ku Dartay Daacish-taSoomaaliya

Dowladda Australia ayaa markii ugu horeesay ku dartay liiska argagixisada daacishta ka dagaaalanta gudaha dalka  Somaliya kadib war ka soo baxay sirdoonka iyo guddiga amniga dalka Australia.

General heather cook  oo u hadlay dowladd Australia ayaa tilmaamay in daacish ay weeraro argagixiso kafuliyaan wadamada  reer galbeedka weeraradaasi oo ah kuwa argagixiso.

“kooxaha argagixisada oo ay kamidyihiin daacishta kusugan Somalia waxa ay bartilmaameed sadaan  muwaadiniinta reer galbeedka iyagoo ugeesta afduubyo ey ku dalbadaan lacago  madaxfurasho “ ayaa lagu yiri hadalka kasoo baxay dowlada Australia.

Sirdoonka iyo guddiga amniga Australia ayaa ku qiyaasay  tirade kooxaha daacishta ee kadagaalama  gudaha Somalia ugu yaraan 200 boqol oo xubnood kuwaasi oo fuliyay weeraro is xig xiga sida ay qortay warbaahinta austarlia .

Lix weerar ayay fuliyeen daacishta ka dagaalanta Somaliya sidaa ayaa lagu yiri warbixanta ey soo saartay dowlada Australia  oo markii ugu horreesay liiska argagixisada ku dartay daacishta kadagaalanta gudaha dalka Somalia.

Waxa kamid ah dilal qorsheesan oo loo geestay sarakiil iyo xubo ajaanib ah oo ey kujiraan muwaadiniin itoobiyan ah,weeraro ey kuqaadeen hoteello,qaraxyo loo adeegsaday baabuurta laga soo buuxiyay walxaha qarxa kuwaasi oo lala beegsaday ciidamada nabad ilaalinta midowga Africa ee kusugan Somalia  ee magacoda loo soo gaabiyo amisom.

Kooxda daacish ayaa weeraro qorsheesan kafuliya gudaha dalka Somalia kuwaasi oo ey kubartilmaameedsadaan shaqsiyaad oo kaladuwan oo ushaqeeya dowlada federaalka  Somalia.

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.