Digniin Ku Socoto Shacabka Ku Nool Magaaladda Muqdisho+Sawirro

Dhamaan bulshadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaaladda Muqdisho waxaa lagu wargalinayaa in uusan iib aheyn, Hantidoodana iska galin Karin dhul cabirkiisa uu yahay 30*30 oo ku yaala Waaxdka Kacaan Degmadda Hodan gaar ahaan Nawaaxiga Bulalayaasha.

Haddaba dadweynaha Soomaaliyeed  waxaa looga digayaa in aysan ku Katsoomin dhulkaas, ciddii u bareerta in ay Hantidooda ku baxshaan waxaa u sheegaynaa in ay ku masuul noqon doonaan wixii arrimahaas kasoo noqda

Wixii Faah-faahin ah kala xiriir 0612761599 am0615750340

 

            Wabilaahi Towfiiq

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.