spot_img

Digniin Ku Socota Dhamaan Shacabka Soomaaliyeed (Fadlan hantidaada ha galinin).

Cabdul Jaamac Dharas waxa uu dhamaan Umadda Soomaliyeed ogeysiinayaa in aysan iibsan karin hantidoodana aysan ku bixin karin Dhul Cabirkiisa yahay 30*30 oo ku yaala waaxda kacaanka Degmadda Hodan gaar ahaan Nawaaxiga Bulaalayaasha.

Dhulkaan waxaa laga gatay dhaxaltooyadda reer Xaaji Faarax.

Hadaba dadweynaha soomaaliyeed waxaa laga codsanayaa in aysan hantidooda iska galinin,islamarkaana cid walba oo hantideeda iska galisa iyagaa ka mas’uul ah.

WIXII FAAHFAAHIN DHEERAAD KALA XIRIIR Cabdul Jaamac Dharas 0612761599 0615750340

FG:-Hantidaada ku bixi meel aad ogtahay

Related Post

Wararka