spot_img

Dhexdhexaadintii Madaxweyne Farmaajo Iyo Rooble Oo Istaagtay

warar lagu kalsoonan karo oo ay heshay idaacada simba ayaa sheegaya uu hakad galay dadaaladii lagu dhexdhexaadinyay Madaxweynaha iyo raiisul wasaaraha dalka

masuulyinkii ay ka mid yihiin guddoomiyaha golaha shacabka iyo madaxweynayaasha maamul goboleedyda Galmudug iyo koonfur galbeed ayaa muddoyinkii dambe waday wan wan ay ku dhexdhexaadinayaan khilaafka soo kala dhexgalay madaxda dalka balse qodobada qaar ee lagu muransayahay ayaa sababay in uu fashil sii socoyashada wanwantu

Qodonada ugu adag oo laga socon wayay waxa ka mid ah arinta magacaabis taliyaha ha,ada nisa iyo wasiirka amniga

Waxaana la sheegay in labada dhinac uu mid walba shuruud ka dhigtahay insaga tiisa loo yeelo oo uu soo magacaabo wasiirka iyo talyahaba

arintaan ayaa waxa ay keentay in dadaaladii laiskugu soo dhaweynayay madaxweyne farmaajo iyo Raiisul wasaare rooble oo si aad ah ugu kala aragti duwanaaday shaqaaqooyinkii ka dhshay kiiska ikraan tahaliil

wararkale ayaa sheegaya in wali aan la quusan oo markale laisku dayi doono in waan waanta dib loo bilaabo balse ay markaan ka duwanaato sidii hore oo si toos ah laisku soo hor fariiso madaxweynaha iyo raiisul wasaraaha islamarkaasna ay kawada hadlaan khilaafka udhexeeya

Related Post

Wararka