Dhageyso:- Nabadoon Caan Ah Oo Lagu Dilay Gudaha Magaalada Baladweyne

wararka aan ka helayno magaalada baladweyne ee  xarunta gobolka hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in xalay nabadoon aad loogayaqaan hiiraan lagu dilay xaafada howlwadaag ee magaalada baladweyne

kooxaha hubeysan ayaa waxa lagu soo waramayaa in nabadoon xasan ibraahim nuur  tiigow ay dileen islamarkaasna ay goobta iskaga baxsadeen

hadaba si aan waxbadan uga ogaano dilka ayaa waxa wax ka weydiinay nabadoon isxaaq yacquub

Halkaan Hoose Ka Dhageyso