Dhageyso:-Barnaamijka Bartilmaameedka Radio Simba 23-03-2016.

Dhageyso:-Barnaamijka Bartilmaameedka Simba Waa Habeen Arbaco ah Khamiisna ay soo galayso Taariiqduna ay tahay 23-03-2016 Kusoo dhawaada Aqrisyataal Barnaamijka Bartilmaameedka Simba oo habeen walba aad ka dhageysataan Radio Simba Muqdisho Adduunkoo idlna Baraheenna internate-ka ayaad naga dhageysataa gaar ahaan aaladda Tabinta Tooska ah ee LIVE-STREAM-ka Dhageystayaasha Maraykanka iyo Ingiriiska Joogana Taleefanadooda Gacanta ayey naga dhageysankaraan si bilaash ah.

Halkaan ka dhageyso Barnaamijka Bartilmaameedka Simba.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.