Cumar Filish oo Ku Fashilmay Qorshe Dhawan uu Soo Bandhigay+Dhageyso

Xili gudoomiyaha gobolka banaadir uu dhawaan sheegay in xilka laga qaadi doono gudoomiyihii degmadiisa lagu dilo qof shacab ah ayaa ilaa hada aan jirin gudoomiye xilka laga qaadey iyadoo dhacdooyin badan ay ka dheceen Degmooyinka Gobolka.

Korneel cabdi adan barre oo si weyn u falanqeeya arriamha amniga ayaa sheegay in hadalka kasoo baxey gudomiyaha gobolka banadir ilaa hada wax ka dhaqangaley uusan jirin islamarkaana  waxa uu sheegay in hadalka gudomiyaha uu yahay digreeto la doonayo in uu dhaqangalo .

Waxa uu tilmaamey in  ilaa hada aysan arkin fal celin laga sameeyay arimahaasi

Ugu danbeyn waxa uu sheegay in dhawan Degmadda Dharkinley ee Gobolka Banaadir lagu dilay sarkaal ka tisranaa ciidanka Dowladda Soomaaliya.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.