Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur

C/raxmaaan C/shakuur:-“Dowladda Soomaliya Waxay Ogolaatay in ay lay Dilo”,

Xisbiga Wadajir oo Qoraal soo saaray ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ogolaatay in la dilo Hogaamiyaha xisbiga C/raxmaan C/shakuur Warsame,kadib hadalkii kasoo yeeray Shiikh Xasan Daahir Aweys oo Shabaab ka Tirsanaan jirey.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.