C/rashiid Gaas:-Saciid Deni Waa Qaran Dumis, Dowladda Kasoo Horjeeda”,!

Xili mudooyinkii ugu dambeeyey madaxweynha mamulka Puntland saciid C/laahi Deni  uu kulamo la yeelanayey waxgaradka iyo  odoyaasha ku nool Magaaladda kismaayo ee xarunta Gobolka Jubadda hoose Iyadoona uu ka qeyb galay caleemasaarka madaxweynha dib loo doortay ee Jubbaland Axmed madoobe ayaa waxaa arrimahaas dhaliilay Saraakiisha hore ee Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya.

C/rashiid Gaas oo kamid ahaa Saraakishii Hore ee Ciidamadda Dowladda Soomaaliya, oo la hadlay idaacadda Soomaaliya ayaa sheegay Saciid Deni uu kismaayo u joogo wax la yiraahdo qaran dumis waxa una inta ku daray in dani kulamada uu kismaayo uu kawado ay yihiin mid shacabka ku dhaqan kismaayo lagu dhibaateynayo islamar ahaantadana,lagu carqaladenayo Qaranimada kismaayo.

Waxa uu sheegay kulamadda Dani uu kawado magaaladda kismaayo in lagu duminayo  rabitanka Dowladda federaalka Soomaaliya madaama Saciid  Deni uu kasoo hor jeedo dowladda Somaaliya.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.