Ciidanka Xoogga Dalka oo Bariire ku Dilay 12 Ka Tirsanaa Xarakadda Al-shabaab

Ciidanka  Xoogga dalka Soomaaliya  ayaa Howlgal Qorsheysan ka fuliyay degaanka Bariire ee Gobolka Shabellaha Hoose.

ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 143  ayaa war helay sida Al-shabaab oo si dhuumaaleysi ah dadka ku dhaqan tuulooyin hoostaga Bariire kaga qaadayay Lacago baad ah.

Taliyaha Ururka 143 ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Dhamme Axmed Xasan Siyaad ayaa sheegay in Howlgalka uu ahaa Mid qorsheysan  isla markaana lagu dilay  Al-shabaab

Dhamme Axmed xasan Siyaad waxa uu sheegay in Howlgalka lagu dilay ku dhawaad 12 ka tirsan Nabadiidka Al-shabaab .