Breden Rodgers oo lala xiriirinaayo shaqada kooxda Sunderland

Macalinkii laga ceyriyay shaqada kooxda Liverpool Breden Rodgers ayaa lala xiriirnayaa in uu qaban doono shaqada kooxda Sunderland kadib markii uu ku Fashilmay shaqada kooxda Liverpool

Wararka  ka imaanaya dalka Ingiriiska ayaa Tilmaamaya in kooxda Sunderland ay dalab u Gudbisay macalinka shaqada aan Haynin ee Breden Rodgers Kadib markii Todobaadkii Hore laga ceyriyay shaqada kooxda Liverpool

Sunderland ayaa wajahaysa waayo aad u xun  iyadoona waysan guushii Ugu horeysay ay ka Gaarto kulamada Horyaalka dalka Ingiriiska