LONDON, ENGLAND - DECEMBER 13: Prime Minister Boris Johnson makes a statement in Downing Street after receiving permission to form the next government during an audience with Queen Elizabeth II at Buckingham Palace earlier today, on December 13, 2019 in London, England. The Conservative Party have realised a decisive win in the UK General Election. With one seat left to declare they have won 364 of the 650 seats available. Prime Minister Boris Johnson called the first UK winter election for nearly a century in an attempt to gain a working majority to break the parliamentary deadlock over Brexit. working majority to break the parliamentary deadlock over Brexit. He said at an early morning press conference that he would repay the trust of voters. (Photo by Dan Kitwood/Getty Images)

Booris joonson oo Ku Guuleystay Doorashadii Guud ee Dalka Ingiriiska

Raisulwasaaraha dalka ingiriiska booris joonson ayaa ku guuleestay doorashada guud ee ka dhacaday wadanka ingiriiska waxaana xisbiga uu hogaamiyo raysulwasaaraha dalka ingiriiska ee muxaafadka ay heleen codadka aqlabiyada doorashada kadhacaday wadankaasi waxaana ay noqotay guul taariikhi ah oo uu gaaray reysulwasaaraha dalka ingiriiska booris joohnson.

Xisbiga reysulwasaaraha dalka ingiriiska ee muxaafadka ayaa helay kuraasta ugu badan ee baarlamaanka wadanka ingiriiska 365 kursi oo kamid ah baarlamaanka wadanka ingiriiska ayuu kuguuleestay xisbiga reysulwasaaraha dalka ingiriiska halka xisbiga mucaaradka shaqaalaha wadanka ingiriiska ee uu hogaamiyo jemy corbi ay heleen 203 kamid ah kuraasta baarlamaanka wadanka ingiriiska, xisbiga shaqaalaha ayaa lakulmay guuldarro aad uweyn oo laxariirta luminta codadka ugu badan doorashada wadankaasi,

reysulwasaaraha wadanka ingiriiska markii uu kuguuleestay doorashada wadankaasi waxa uu balanqaaday in uu dardargalinayo qorshaha kabixitaanka wadanka ingiriiska midowga yurub oo kamid ahaa waxyaabihii uu balanqaaday intii uu kugada jiray olalihiisa doorashada wadankaasi bilihii lasoo dhaafay.

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.