spot_img

Barcelona oo Beenisay in Javier Mascherano uu Ku Biirayo Kooxda Juventus

Agaasimaha Ciyaaraha Caalamiga ee Barcelona Ariedo Braida ayaa beeniyay in ciyaaryahanka  Javier Mascherano   uu  ka dhaqaaqi doono kooxda islarmarkaana uu ku biiri doono naadiga dalka Talyaaniga ka dhisan ee Juventus.

Dani Alves ayaa si rasmi ah ugu biiray Naadiga Juventus iyadoo sidoo kale xidigaan heerka caalamiga ee reer Argentine lala xiriirinaayay kooxda Juventus laakin wararkaas waxaa beeniyay Agaasimaha Ciyaaraha Caalamiga ee Barcelona Ariedo Braida.

“way iska cadahay in uusan Javier uusan u ciyaari doonin Juventus xili ciyaareedka dambe ayuu u sheegay Braida Rai.

 

Related Post

Wararka