Author Archives: Radio Simba

Madaxweyne Gaas oo siweyn loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee Cabdullaahi Yuusuf ee Magaalada Gaalkacyo + Sawiro

Madaxweynaha  Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 10-10-2015 siweyn loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee Cabdullaahi Yuusuf ee Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug Puntland, kadib markii uu ka soo laabtay safar shaqo oo uu ku tagay Dalka Kenya. Wasiiro, Xildhibaano, Maamulka Gobalka Mudug , Maamulka Degmada Gaalkacyo, Waxgarad, Cuqaal, Dhalinyaro , Haween iyo masuuliyiin ...

Read More »

Samed Yesil : Waxaan Boos ka heli doonaa macalin Jurgen Klopp  

Weeraryahanka xulka dalka Germany Samed Yesil ayaa aaminsan in uu boos wanaagsan uu ka heli doono macalinka cusub ee kooxda Liverpool Jurgen Klopp 21jirkaan heerka caalami ee xulka dalka Germany Samed Yesil ayaa Boos wanaagsan ka heli waayay macalinkii shaqada laga ceyriyay ee Brendan Rodgers. Xidigaan ayaa xiligaan amaah ku qaadanaya kooxda dalka Swiss ee FC Luzern waxaana la filayaaa ...

Read More »

Al-shabaab: Waxaan Gacanta ku Haynaa Sarkaal ka Tirsan Ciidamada dowlada Soomaliya kadib dagaalkii Leego

Xarakada al-shabaab ayaa guulo ka sheegatay dagaal ka dhacay qeybo kamid ah Gobolka shabeelaha Hoose gaar ahaan deeganka leego oo ay ku sugan Yihiin ciidamada dowlada soomaliya iyo kuwa amisom Warar lagu Baahiyay Baraha al-shabaab ayaa lagu sheegay in al-shabaab ay gacanta ku dhigeen sarkaal sare oo ka Tirsanaa ciidamada dowlada soomaliya oo ku sugnaa deeganka leego ee Gobolka shabeelaha ...

Read More »

Mas’uuliyiin ka Tirsan dowlada Soomaliya iyo Beesha Caalamka oo Gaartay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay

Warar ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa sheegaya in Halkaas laga Dareemayo Qaban-qaabada soo xulista baarlamanka Maamulka Koonfur Galbeed soomaliya uu yeelan doono Mas’uuliyiin ka Tirsan dowlada soomaliya ayaa Goor dhaweyd gaartay Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay waxaa kamid ah wasiirka arimaha Gudaha dowlada soomaliya  C/raxmaan Maxamed xuseen Odawaa  iyo xubno kale Sidoo kale waxaa Gaaray ...

Read More »

Xulka dalka Spain oo xaqiijiyay In maqnaan doono  David Silva kulanka Ukraine.

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Spain David Silva ayaa la xaqiijiyay in uu dhaawac soo Gaaray xili uu xulka dalka Spain ka adkaaday xulka dalka Luxembourg ciyaarayaha isreebreebka Uero 2016 Xiriirka dalka Spain ayaa xaqiijiyay in laacibka qadka dhdexe ee kooxda Manchester City uu seegi doono kulanka Isniin dhici doono uu xulka dalka Spain la yeelan doono xulka dalka ...

Read More »

Taliyihii Hore ee Ciidamada Xooga dalka Soomaliyeed oo Beeniyay in ay Mushaar la’aan Haysato Ciidanka

Taliyihii Hore ee ciidamada Xooga dalka soomaliyeed daahir aadan cilmi indha qarshe oo la Hadlay warbaahinta ayaa beeniyay warar ku aadna in aysan ciidamada dowlada soomaliya  heli jirin mushaaraad Isagoo ka Hadlaayay warbixin ay soo saareen  Gudiga cunaqabateynta hubka ee qaramada Midoobe  oo ku aadan in mushaar la’aanta hay’sato ciidamada dowlada soomaliya ay fursad u tahay ciidamada al-shabaab Wakaalada wararka ee ...

Read More »

Maamulka Gobolka G/shabeelaha Hoose ayaa sheegay in uu soconayo Qorshe Wax loogu Qabanayo isbaarooyinka

Maamulka Gobolka shabeelaha Hoose ee dowlada soomaliya ayaa sheegay in ay socdaan qorshayaal lagu qaadayo isbaarooyin yaala qeybo kamid ah Gobolka Shabeelaha hoose Afahayeenka Maamulka Gobolka shabeelaha hoose ee dowlada soomaliya maxamed xuseen Maxamed  oo wareysi siiyay Idaacada simba ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Maamulka Gobolka shabeelaha hoose uu wado qorshayaal wax loogu qabanaayo isbaarooyinka Yaala qeybo kamid ah Gobolka ...

Read More »