Al-shabaab oo Sheegay in ay Dileen Xaashi Cilmi Geelle

Al-shabaab ayaa sheegtay Mas’uuliyadda Dil xalay loo geystay Taliyihii Nabadd Sugidda Maamulka Puntland ee Gobolka Mudug.

Dilkaan ayaa xalay ka dhacay Magaaladda Gaalkacyo,waxaana geystay dhalinyaro Bastooladdo ku hubeysneyd.

Warbaahinta Shabaab ayaa baahisay in rag ka Tirsan Ciidankooda ay fuliyeen dilka Taliyaha,islamarkaana ay baxsadeen.

“Mujaahidiinta ayaa howlgal ka dhacay magaalada Gaalkacyo ku khaarijiyay Xaashi Cilmi Geelle oo ahaa madaxii Sirdoonka  maamulka Puntland ee gobolka Mudug” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Al Shabaab.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.