spot_img

Akhriso:-Muran Ka Dhashay Habraaca Doorshada Aqalka Sare Ee Gobolada Waqooyi

Waxaa uu muran xoogan ka dhashay qaabkii uu raiisul wasaare ku xigeenku dalka ku sooo saaray habraaca doorashada aqalka sare ee xubnaha gobolada waqooyi iyada oo aan laga talagalin raiisul wasaare rooble oo hogaaminaya arimaha doorashooyinka

Gudoomiyaha Golaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi & Ra’iisal wasaare Kuxigeenka Dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa soo bandhigay shuruudaha looga baahnahay qof ka doonaya in uu utartamo kuraasta soomaaliland aqalka sare ee barlamaanka soomaaliya

Waxaana si weyn suaal laiskaga weydiiyay sababta shaacinta warqadaan loo soo marin waayay raiisul wasaraha oo ugu dhawaaqay raiisul wasare ku xigeenka dalka

siyaasiyiinta dalka ayaana tilaabadaan ku macneeyay in Raiisul ku xigeenka uu dhaqan galiyay awoodii laga yareeyay raiisul wsaaare rooble

sidookale waxa la tilmaamay in xubnaha gobolada waqooyi oo uu ugu horeyo raiisul wasaare ku xigeenka dalka ay la safteen madaxweyne farmaajo

Dood dheer oo ka dhalatay arintaasi kadib raiisul wasaare rooble ayaa wax ka badal ku sameeyay war qada ay soo saareen hogaanka xildhibanaad gobolada waqooyi

iyadoona la tirtiray  warqdaasi lasoo saaray kadib markii aan lagu xusid wax kaalin ah oo uu raaisu wasaare rooble ku leeyahay waqadaani

Waxaana markale dib loo faafiyay warqada oo lagu soo daray in xubnaha liiska musharaxiinta loo gudbin doono Ra’iisul wasaaraha si uu uhubiyo

 

Related Post

Wararka