spot_img

Akhriso:-Gudoomiye Mursal oo Magacaabis Sameeyay

Digreegto kasoo baxday Xafiiska Gudoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa lagu magacaabay Lataliye sare oo dhinaca saxaafada ah uu yeelanayo Gudoomiyaha.

Xilkaan ayaa loo magacaabay Liibaan Maxamed Xuseen, oo madax ka ahaa Tvga Dowladd Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Related Post

Wararka