Akhriso:-Aqalka Sare oo Soo Dhaweeyay War-Murtiyeedkii Shirkii Dhuusamareeb

Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka dalka mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa soo dhaweeyay go’aanada ka soo baxay shirkii wadatashiga ee Dhuusamareeb ugu soo idlaaday madaxda dowladaha xubnaha ka dowladda federaalka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.