Akhriso:-Madaxweynaha Jubba-land oo Magacaacay Guddiga Doorashada Heer dawlad Gobaleed ee Jubbaland

0

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madobe) ayaa magacaabay Guddiga Doorashada Heer dawlad gobaleed ee Jubbaland, kuwaas oo maamuli doona doorashada xubnaha labada Aqal ee dawladda Soomaaliya oo ka dhici doonta Magaalada Kismaayo.

Magacyada  Xubnaha la Magacaabay

1.Cabdi Cali Raage

  1. Maxamuud Xassan Cilmi
  2. Maxamed Wali Cabdullaahi Cumar
  3. Maxamed Cusmaan Gaab
  4. Axmed Maxamed Cumar
  5. Xasan Maxamed Xasan
  6. Ladan Xirsi Ismaaciil
  7. Khadiija Maxamed Ibraahim

Xubnahan 8-da ah ayaa lagu biirin doona 3 qof oo kale, kuwaas oo ay soo magacaabi doonaan Madaxda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, maadaama ay kala shaqeyn doonaan arrimaha doorashada.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here