Raisul Wasaaraha Israel oo Booqasho ku jooga Dalka Ethopia (Daawo Sawiradda)

0
Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu, left, and Ethiopian Prime Minister Hailemariam Dessalegn speak during a joint press conference in Addis Ababa, Ethiopia, Thursday, July 7, 2016. Netanyahu is on one day state visit to Ethiopia. (AP Photo/Mulugeta Ayene)

Raisul Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu  ayaa booqashadiisa ugu dambeysay ku maraya qaar kamid ah wadamad qaarada afrika isagoo haatan ku sugan dalka Ethopia.

Benjamin Netanyahu   ayaa booqasho waxa ay isniintii ugu bilaabatay Dalka Uganda isagoo halkaas kula kulmay Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni oo ay kawada hadleen arrimo badan oo dhanka xiriirka labada dal u badnaa.

Raisal Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn,  oo qaabilay dhigiisa Israel, ayaa waxaa la sheegay inay ka wada hadleen arrimaha dhaqaalaha iyo Yahuudda Itoobiyaanka ihi, ee ku nool dalka Israel.

Benjamin Netanyahu,ayaa wuxuu ballanqaaday in kumanaan Yahuudda Itoobiya loo ogolaan doono inay taggaan Israel. Waxaa uu sheegay in dowladiisu ay xushmaynayso ballankii ay qaaday ee ahaa in qoysaska kala maqan dib loo midayn doono.

1467962410d7dad 1467962412aafb0

Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu, left, and Ethiopian Prime Minister Hailemariam Dessalegn speak during a joint press conference in Addis Ababa, Ethiopia, Thursday, July 7, 2016. Netanyahu is on one day state visit to Ethiopia. (AP Photo/Mulugeta Ayene)
Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu, left, and Ethiopian Prime Minister Hailemariam Dessalegn speak during a joint press conference in Addis Ababa, Ethiopia, Thursday, July 7, 2016. Netanyahu is on one day state visit to Ethiopia. (AP Photo/Mulugeta Ayene)

146796241193ebf 146796241176b10 146796240973c33 14679624196b118 14679624080ad3c

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here