Sidee loogu Ciiday Maalintii Gobalada Waqooyi ee dalka Soomaaliya

0

Gobalada Waqooyi ee dalka Soomaaliya ayaa maanta Maalintii  Labaad waxaa looga dabaaldagayaa Maalinta Farxada Ciidul Fidriga oo dadyowgu ay is dhaafasanayaan Erayo Farxadi ay ku dheehan tahay.

Magaalooyinka waa weyne ee Gobalada  Waqooyi  oo ay ka mid yihiin Hargaysa, Baki, Burco, Ceeragaabo iyo Laascaanood ayaa maanta si weyn looga Dareemayaa u Dabaalda Maalintii labaad Ciida Fidriga.

boqolaal Dadweyne oo dhaliyaro ubadan   tahay oo ay wajiyadooda ay ka muuqato Farxad ayaa maanta Maalintii labadaad waxa ay socod ku maranaan Wadooyinka waa weyn Magaalooyinka Waqoyiga Soomaaliya

Waxaan aad Mashquul u ah Hotel, Meelaha lugu Nasto iyo Goobaha loo dalxiiska tago halkaas oo lugu arkayo dhalinyaro Koox koox u wada socda oo Sawiro xasuus ah ku galaya is ay qaarkoood ugu diraan  sxbdood kale ee ka maqan

Madaxda  Maamulka Sare ee Soomaaliland oo uu  horeeyo Madaxweynaha Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Madaxda Golabada iyo  kuwa heer Degmo ayaan qeyb ka ah dabaaldaga ciid kuwaasi oo Bulshada la wadaagaya Farxada ciida isla-maraan ku boorinaya in is cafis iyo midnimo

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here