100-askari oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Qeybo Kamid ah Dalka Chad

Ugu yaraan 92 askari oo katirsan millatariga dalka jaad ayaa lagu dilay weerarki ugu dhimashada badnaa ee dagaalyahannada bokoxaraam ay kuqaadeen saldhig ciidamada millatariga dowladda jaad ay kulahaayeen halka loo yaqaanno booma oo ah meel udhaw xadka dalka jaad uu laleeyahay dalka naayjeeriya sida ay sheegeen saraakiil katirsan millatariga dowladda jaad oo warbaahinta lahadlay.

Madaxweynaha dalka jaad ninka lagu magacaabo Idriis debaay ayaa kahadlay weerarkaasi waxa uuna kutilmamay weerar argagixisinimo isaga oo booqasho kutagay gobalka uu weerarku kadhacay gobalkaasi oo xuduud lawadaaga waddamada naayjeeriya iyo neeyjar madaxweynaha oo warbaahinta lahadlayay ayaa yiri”waxaan weerarka kuweynay 92 askari oo katirsan ciidamadeenna kumajirin saraakiil kuwa dhintay,waa markii ugu horreeysay oo weerar ceynkan oo kale ah nooga dhintaan askar badan”.

 

 

 

 

 

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.