Xildhibaanadda Baarlamaanka oo Ansixiyay Sharciga Badroolka Soomaaliya

Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goordhaweyd meelmariyay Sharciga Badroolka Soomaaliya.

Xildhibaano gaaraya 150 mudane ayaa u codeeyay Sharciga Badroolka halka 4 kalane ay diideyn ma jirto Xildhibaan ka aamusay sida uu ku dhawaaqay Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muudeey.

Shircigaan oo ay dood badan ka qabaan madaxda maamul gobaleedyada Soomaaliya ayaa Xukuumadda Soomaaliya waxay gelisay waqti badan sidii ay loo ansixin lahaa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.