img_0332

Waxaa Haatan si Toos u Bilaabatay Doorashada Gudoomiye Ku Xigeenka Koowaad

Waxaa haatan si toos ah xarunta golaha shacabka kaga bilaabatay doorashada gudoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka soomaaliya waxaana xilkaan u tartamaya Musharaxiin badan.

waxaa u taagan qabashada xilka Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka dalka, xubnaha kala ah

1: Jeylaani Nuur Iikar

2:C/weli Sheekh Ibraahim Muudey

3: Faarax Sheekh C/qaadir

4: Khaalid Macow C/qaadir

5: Saciid Xuseen Ciid

6:Khadiija Maxamed Diiriye.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*