Wasiirka Amniga Juba-land oo Magacaabay Guddi Ka Shaqeeya Amniga Doorashooyinka

Maamulka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay Guddi ka shaqeeya amniga Doorashooyinka dhowaan ka dhici doonaan deeganadda maamulkaas.

Wareegto kasoo baxday xafiiska Wasiirka Amniga maamulka Jubbaland Mudane C/rashiid Janan ayaa lagu magacaabay Guddiga amniga ka shaqeynaya.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.