War Deg Deg:-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho+Sawirro

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax Gaari lagu xiray oo goordhaweyd ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Qaraxaan ayaa ka dhacay Dhabarka dambe, Hoteelka wehliye Degmadda Howlwadaag ee Gobolka Banaadir.

Sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal deb ka kacay gaariga markuu qarxay kadib ayaa sidoo kale sababay in uu gubto guri gaariga uu hor yaalay.

ilaa hataan lama oga shaqsiga leh gaariga qaraxa lagu xiray.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.