War Deg Deg:-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

Qarax xooganaa ayaa goordhaweyd ka dhacay magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Jugta qaraxa ayaa laga maqlay meelo badan oo kamid ah Magaaladda.

Qaraxa oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa,ayaa lagu weeraray Xarunta Degmadda Hodan.

Wixii kusoo kordha kala soco Simbanews.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*