War DEG DEG:-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

Qarax xooganaa ayaa goordhawed ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Jugta qaraxa oo meelo kala duwan laga maqlay ayaa ka dhacay isgoyska Dabka ee Magaaladda muqdisho.

Sida ay inoo sheegeen goobjoogayaal qaraxa oo gaari lagu soo raray ayaa ka dhacay meel ku dhow Saldhiga Degmadda Waabari,waxaana gaariga la dhigay goob maqaayadd ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.