War Deg Deg:-Dab Caawa Ka Kacay Suuqa Bakaaraha

Dab ayaa goordhawey ka kacay gudaha Suuqa bakaaraha ee magaaladda Muqdisho.

Sida naloo xaqjiiyay dabkaan ayaa ka kacay qeybta Huudheyda lagu iibiyo ee Gudaha Suuqa bakaara,waxaa sidoo kale la sheegay in uu sameeyay qeybo kamid ah qeybta bacadlaha.

Dabkaan ayaa ka dhashay koronto sida warar soo baxaya ay sheegayaan.

Waxaa socda dadaalo ku aadan sidii loo damin lahaa dabkaan ka kacay Suuqa Bakaaraha.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*