War Deg Deg:-Ciidamadda Dowladda oo Lagu Qarxiyay Muqdisho

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Miino oo goordhaweyd ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Qaraxan ayaa ka dhacay  inta dhaxeysa Jaamacada Simad iyo Warshada Caafi Wadada Warshadaha ee magaaladda muqdisho.

Goobjoogayaal ayaa idaacadda Simba u sheegay in Gaari Cabdibile oo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan kuwa Malatariga Dowladda Federaalka Soomaaliya Lala eegtay Qaraxa.

Ilaa haatan si dhab ah looma Khasaaraha ka dhashay Qaraxaan ka dhacay Magaaladda muqdisho.

Dagaalyanada Shabaab ayaa inta badan sheegta Qaraxyadda Dhulka lagu aaso ee Ciidamada Dowladda Lagula eegto Wadadda Warshadaha ee Magaaladda muqdisho.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.