War Deg Deg:-Al-shabaab oo Isaga Baxay Deegaan Muhiim ah

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha hoose ayaa ku waramaya in Ciidamada Xarakada Al-shabaaba ay Goordhaweyd isaga baxeyn deegaanka Gendershe uu dhow Magaalada Marka ee Gobolkaas.

Dadka deegaanka deegaanka  Gendershe uu dhow Magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in arkayeen Ciidamo Hubeysan Oo gaaraya qiyaas ahaan 300-Boqol oo Askari Shabaab ah ayagoo Ka gudnaya dhanka Laamiga Ah Waxyna U Jaheysteen Wadada Aada Awdheegle, oo dhawaan ay weerar ku qaadeen Ciidamo Mareykan ah kuwa Dowladda Soomaliya.

Ciidamada ayaa loo malayanayo in ay ku wajahan yihiin goobihii habeen hore ay weerar ku qaadeen Ciidamo Marey ah, kuwa Dowladda Soomaliya iyo Ciidamada Midowga Afrika ay ku sugnaayeen dagaalyahanada Xarakada Al-shabaab.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*