War Deg Deg:-Al-shabaab oo Caawa Weeraray Degmada Afgooye

Wararka ka imaanaya Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku waramaya in dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada Ciidamada Dowladda,kuwa AMISOM iyo Al-shabaab in uu caawa halkaas ka soconayo.

Dagaalkaan ayaa la sheegay in uu ku bilowaday qaraxyo ay fuliyeen dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab waxaana xigay weerar toos ahaa oo lagu qaaday fariisimaha ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin degmaaas.

Intaas kadib waxaa jirey Madaafiic ay Ciidamada AMISOM ku jawaabeen kuwasi oo ku dhacay xaafadaha Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha hoose o,o ilaa haatan aan la ogeyn qasaaraha ay geysteen

Wixii kusoo kordha waxaan idin kugu soo gudbin doonaa wararkeena dambe

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*