War Deg Deg ah:- Weriyayaasha Oo loo diiday in Maanta ay Doorashada Soo Tabiyaan

Weriyaha idaacadda simba ugu qeybgalaya Doorashada maanta lagu wado in ay ka qabsoonto xarunta golaha shacabka ee baarlamaanka ayaa ku soo waramaya in Weriyayaasha loo diiday in ay gudaha u galaan dhismaha xarunta golaha shacabka.

Weriyaha idaacada simba doorashada ugu qeyb geli laha maanta ayaa sidoo kale sheegay in Weriyayaal ka socday warbaahinta dowladda iyo Weriyayaal kale qaab gadaal ka riix ama dhabar ka taabasho ay gudaha ugu galeen dhismaha xarunta baarlamaanka soomaaliya.

Maanta waxa uu yahay in muqdisho lagu qabto doorashada Gudoomiye ku xigeenada baarlamaanka soomaaliya.

Wixi Faafaahin dib kala soco

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*