War Deg Deg ah:- Madaxweyne Farmaajo Oo Gordhow Xilka kala Wareegay Xasan Sheekh

Waxaa haatan soo gaba gabowday munaasabad ka soconeyso xarunta madaxtooyada soomaaliya islamarkaana uu xilka ku wareejinayay madaxweynihi hore xasans heekh maxamuud isagoona xilkaasi kuw areejinayay madaxweynaha cusub soomaaliya maxamed c.laahi farmaajo.

Xasan sheekh maxadweynihi hore ayaa si rasmi ah xilka u wareejiyay iyadoona caawa madaxtoooyada uu ku hoyanayo madaxwyenaha cusub Maxamed C/laahi Farmaajo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*