UNHCR:-“Waxaa Sii Badanaayo Barakacaayasha Dunida”

Qaramada midoobe ayaa sheegtay in ay diiwaan galisay 65.6 Millon oo qof kuwaa oo ku kala  nool dunida dacaleeda in ay qasab ku noqotay sandii 2016 in guryahooda  ay ka firxadaan.

Tiradan la diiwaan geliyay waxaa ku jira 22.5 Millon oo qof oo qaxooti ah, 40.3 million oo ku barakacsan wadanka gudahiisa iyo 2.8 Million oo ah magan galyo doon.

Tiradan ayaa kor ugu kacday 300,000 oo qof marka loo eego sanadii 2015-kii sida ay daabacday hay’adda qaramada u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*