Thierry Henry :-Wali Waxaan Doonayaa in aan Noqdo Macalinka Arsenal

Halyaygii Hore ee kooxda arsenal Thierry Henry ayaa xaqiijiyay in wali uu ku riyoonayo in uu noqdo Macalinka Kooxda Arsenal.

Gooldhaliyaha ugu sareeya kooxda Arsenal ayaa ku dhawaaday in uu noqdo macalinka kooxda Arsenal Under-18s xili ciyaareedkaan laakin waxa ay isqilaafeen Hogaamiyaha arsenal Arsene Wenger uu ka dalbaday in uu ka tago shaqada  Tv-ga Sky Sports.

Thierry Henry ayaa dhawaan helay Ruqsada Macalinimo ee xiriirka UEFA  laakin Hamigiisa ayaa ah noqashada macalinka kooxda Arsenal ee Magaalada London ka dhisan.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*